Warbaahinta Qaranka oo la sheegay in Villa Somalia la wareegtay waxna ku baahiso !!

Telefishinka iyo Raadiyaha Qaran ayaa isbadal badan ku yimid bilooyinkii lasoo dhaafay tan iyo markii xilka laga qaaday Wasiirkii hore wasaarada Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye loona magacaabay Wasaaradaasi Cusmaan Dubbe. Warbaahinta dowlada ayaa noqotay mid lagu baahiyo waxii la doono, waxa ayna ka tagtay dhax dhaxaadnimadii la filayay in ay ku shaqeyso, waxaana Warbaahinta … Continue reading Warbaahinta Qaranka oo la sheegay in Villa Somalia la wareegtay waxna ku baahiso !!